Site icon Qaamuus

ereyga

Tubaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. Wax badan oo meel wada tuban. 2. Dab aad u weyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tubaal

buurbuur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version