Tuduc
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-dco, m.l)1. Harag la soohay oo laba ama saddex la isugu qabto middood. 2. Dhawr tix oo gabay ah oo isku mowduuc ka hadlaya.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tuduc ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg