tufid
(m.f.dh)eeg tuf³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tufid ↴
xaakoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Xaako tufid.
xaaqso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Xaako tufid.
candhuuf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Ku c.: cid candhuuf ku tufid.
candhuufee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -faysay)
1. Candhuuf marin. 2. Candhuuf ku tufid.
tahliili [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
U t.: cid tahliil u tufid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg