Tukub
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld tukubid.
Tukub
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)1. Nafley socod tartiib iyo tabar yari leh socosho. 2. Ku t.: ul ku luudid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tukub ↴
garabgal | tukube | tukubid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg