Site icon Qaamuus

ereyga

Tulux

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Buro weyn oo oogada ka baxda.

Tulux

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Gal aan caadi ahayn oo ay biyo ama wax kale ka buuxaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tulux

taabasho | tulux-ugxeeye |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version