Tuma
Qaabnaxa: mu.we.dh Isrogrogga:(kuwama, w) Magacuyaal weyddiimeed oo dhaddig oo wax ama qof lagu hubsado; waa ayo? yaa waaye?.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tuma ↴
yaa | haadi | rabbee | rabi | ayo | balfi | bankad | beriberi | biif | biif |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg