Site icon Qaamuus

ereyga

Tumaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. Qof biraha farsameeya. 2. Sab.

Tumaal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Naag tumaal ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tumaal

bankad | buufimo | dubbad | tumaali |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version