Site icon Qaamuus

ereyga

Tuman

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-mnaa, -mnayd)

Wax la tumay ahaansho (bir, qof, xiniinyo iwm).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tuman

diriq | sumbay | tumnaan | xashir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version