Tumay
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yo, m.dh)1. Orgi ama wan la dhufaanay. 2. Caws la tumay oo dirmaha laga sameeyo. 3. Roob aan xoog lahayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tumay ↴
haadi | rabi | beriberi | biif | biif | budul | cuddad | dayaan | deynhilato | dhabaq |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg