Site icon Qaamuus

ereyga

tumun
(m.l) (-nno, m.dh)

Wax siddeed meelood oo is le'eg loo qaybshey, meeshood; fallar. Tus. “T. kiilo bariis ah”. ld tummun.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tumun

fallar [m.l.t] (-rro, m.dh)
Wax siddeed meelood oo is le'eg loo qaybshey, meeshood; tumun. Tus. “Hasha la shireystay f. iga sii”.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version