Tun
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Luqunta dhabarkeeda; jeegada hoosteeda.
Tun
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-umay, -untay; -umi)1. Badar iwm buushe ka saarid. 2. Cid ul la dhicid. 3. Wan dhufaanid. 4. Sacab t.: sacab isku garaacid. 5. U sacab t.: cid ballan ka qaadid ama taageerid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tun ↴
utun | yoose | afweyn | baan | cimilo-fidsan | cimilo-qaaradeed | giir | hoobal | isfeel | istun |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg