Site icon Qaamuus

ereyga

Turuq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

1. Murqo waaweyn oo dadku yeesho. 2. Tolmo halhalluuq ah oo foolxun. 3. ld turqid.

Turuq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rqay, -ruqday; -rqi)

Qalab af fiiqan wax ku mudid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga turuq

turqid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version