Site icon Qaamuus

ereyga

Tuulimaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. (taar.) Qaybta ka mid ah oogada dhulka iyo gibilkiisa ee ay nafleydu ku noolan karto, amase, ay nafley du ku nooshahay. 2. (jool.) Dhigidda uu dhigo wakiil dabiici ihi adke uu sidey oo uu ka keenay meel kale ama fog. Tus. “Webiyadu waxa ay tuulaan dhoobo iyo quruurux, dabayluhuna ciid badan iyo boodh”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tuulimaad

dabayleed | tuulimaad-badeed | tuulimaad-mool | xarfasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version