Tuunsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Alaab wax meel la isugu uruuriyey noqosho.
Tuunsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax meel ku uruuray noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tuunsan ↴
tuunsamid | tuunsanaan | tuunsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg