Tuur
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. (f.g) Wax gacanta ku gamid. 2. (f.mg) Ka t.: sharaab dhaqso u cabbid.
Tuur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Timaha madaxa oo inta la daayo in yar kor u dheeraada. 2. Wax meel ta tuuray qaabkiisa. ld tuul¹.
Tuur
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)1. Kurus. 2. Dadka gasarku ku dhaco, qaabka dhabarkoodu yeesho.
Tuur
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Wax meel tubid. ld tuul².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tuur ↴
eebo | laabtuurle | laafyo | laancigaaleed | naatariyam-koloraydh | yoobsan | yoobso | aftuur | aftuur | aftuurid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg