Site icon Qaamuus

ereyga

Tuurin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-inno/-imo, m.dh)

1. Qori yar oo af fiiqan leh oo hasha irmaan sanka looga mudo si ilmo loogu sidko. 2. Qori yar ooo af fiiqan leh oo timaha lagu tuuro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tuurin

wareershe |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version