Site icon Qaamuus

ereyga

Tuwaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Maro culus oo duf leh oo marka la qubaysto biyaha kora looga qallajiyo, shukumaan. ld taweel, tuweel.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tuwaal

taweel | tuweel |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version