Site icon Qaamuus

ereyga

Ubaxley

Qaabnaxa: m.dh (bot.) Isrogrogga:

Dhirta ubaxa leh. Ubaxleydu waa muuqaallada dhirta shiiqisa ee maanta. Waxa laga helaa dhismayaasha ugu sareeya boqortooyada dhirta, taas oo u suurto gelisa inay ku noolaadaan sabooyin kala duwan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ubaxley

beerlaag | beerlamaane | labeeb |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version