Ubbo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Weel badanaa argeeg ka samaysan oo sal ballaaran iyo qoor dhuuban oo weesada lagu shubto. 2. Quluc. Quluc
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ubbo ↴
ubbo-ubax | dubbo | muxubbo | qaroobbe | qubbo | subboosto | tubbo | tuubbo | weeso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg