Site icon Qaamuus

ereyga

Udgoon

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Ur la jeclaysto oo carfoon. 2. Waxyaabo la shito ama lays marsho oo carfoon; udug. udug, carfoon

Udgoon

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax ur la jecleysto leh ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga udgoon

saabbuuncadar | udgi | udgin | udgoonaan | udgoonaansho | udgoonayn | udgoonee | udgoonsad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version