Site icon Qaamuus

ereyga

Udug

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Ur la jecleysto. 2. Wax ur la jecleysto leh oo la shito ama lays mariyo.

Udug

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-dgay, -dugtay)

Wax caraf la jeclaysto yeelasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga udug

udgid | udgoon | jaawe | ardooyin | ayaamo | boorane | dhaashi | dhir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version