Site icon Qaamuus

ereyga

ugaaree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -raysay)

Dabjoob in ay ugaar noqoto gayeysiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ugaaree

ugaarayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ugaaree.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version