Ugar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Inan. 2. Harag xoolaad oo la idiimay.
Ugar
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)Kiish ama boorso harag ka samaysan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ugar ↴
gudboon | indhakugaraadle | indhakugaraadlennimo | maanyee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg