Ugbaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dhir roob ku da'ay oo baxday oo aan cidi daaqin. 2. Dhul weli ugub ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ugbaad ↴
ugbaadsasho | ugbaadsi | ugbaadso | bacrin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg