Uguf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-fyo, m.dh)Sabuul meseggo, oo qaaday cudur ama biyo la'aan heshay awgeed, oo aan yeelan badar fiican.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga uguf ↴
ugufaa | cuguf | dhuguf | dhugufsan | dhugufsanaan | dhugufsanaansho | huguf |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg