Site icon Qaamuus

ereyga

Ukun

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga: (-umo, m.l)

Shay kakoonsan, qolof adag oo ay dhasho nafleyda inta aan naasleyda ahayn, oo uu ku jiro abuurkii ilmaha iyo nafaqadii korin lahayd.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ukun

ugax | uuroowid | xab | baalbaal | baji | cadho | cadwoob | cuq | dhalmaddeyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version