ulee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -laysay)Wax ul la dhicid.
Mutuleel*
Dhagax midabo kala duwan leh oo guryaha lagu qurxiyo .marmar
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ulee ↴
qaab-dhuleed [m.l] (-bab ..., m.l)
(jool.) Erey mararka qaarkood lagu isticmaalo in lagu muujiyo qaabka dhulka.
taag-dhuleed [m.l] (-dyo, m.dh)
(juqr.) Laab-ka kor u kacsan ee buuraha laalaabka, oo ilaa dhawr kiilomitir kala baxsan.
taakulee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
ld taakul.
tabaabulyo tabaabulee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
Wax qabanqaabin ama agaasimid. ld tabaabu-shee, tabaabulyee, tabaabushee.
ulayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ulee. ld ulays.
uleex [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Aayar u socosho.
uleexid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uleex.
uulee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
Qaylo dheer samayn.
baasilas [m.l]
(baay.) Bakteeriya kasta oo qaab uleed leh ama u dhuuban sida usha.