Site icon Qaamuus

ereyga

Ultan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld ultamid.

Ultan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Laba qof ama ka badan cayaar ulo yaryar laysla dhacayo ku tartamid. ld ulootan².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ultan

ulootan | ultamid | ultansii | ultansiin | ultansiis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version