Ummul
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)Qof dumar ah oo kolkaas ilmo dhashay.
Ummul
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ulay, -ushay)Ilmo uur ku jiray dhalid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ummul ↴
ummuladdoox | ummulbax | ummulbax | ummulbixi | ummulbixid | ummulbixin | ummuli | ummulid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg