Site icon Qaamuus

ereyga

ummulis
(m.l)

ld ummulin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ummulis

ummulin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ummuli. ld ummulis.

ummuliso [m.dh] (-ooyin, ml.)
Haweeney aqoon u leh sida loo dhaliyo naagaha.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version