Site icon Qaamuus

ereyga

Unug-dareen-dhaqaaq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo ..., m.dh)

(c.nafl.) Unug ama organ soo saara jawaab fisiyoolojyiyeed marka uu nashaad iyo guyo dareen wade. Tus. “Muruqyada iyo qanjidhada”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga unug-dareen-dhaqaaq


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version