Unug-dareen-wade
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)(c.nafl.) Unug dheeraaday oo faracyo leh, kaasi oo ah halbeegga aasaaska u ah urur shaqaale habdhiska dareenwadka, gaarna u ah gudbinta gujooyinka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga unug-dareen-wade ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg