Site icon Qaamuus

ereyga

Ureed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

(baay.) Dareenka urta ama dariiqadda wax lagu uriyo; tani oo lagu helo qaabilayaasha urta ama qaabilayaasha ku jira organnada ureed, sida sanka, kuwaas oo xasaasi u ah hawada ama kiimikooyinka ka dhasha biyaha. Nashaadinta qaabilayaashaasi waxay sababtaa inay u gudbiso wararka maskaxda iyaga oo sii maraya dariiqa dareen wadaha ureed.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ureed

cimilo-buureed | daruur-buureed | kulaalaha-koonfureed | kureeddo | mukulaalduureed | qodaal buureed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version