Site icon Qaamuus

ereyga

Urgun

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-unno, m.dh)

Hoore adkaaday oo weel salkiisa ku haray, gufar.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga urgun

dhurgun | dhurgun | dhurgunsan | dhurgunsanaan | dhurgunsanaansho | hurgun | hurgun | hurgun | hurgunsan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version