Ursii
Qaabnaxa: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)1. Wax ur leh cid sanka u saarid. 2. U ursii: nafley wax nacsiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ursii ↴
ursiin | affursii | affursiin | afursii | afursiin | bursiino | muursii | muursiin | xilafursii |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg