Site icon Qaamuus

ereyga

uruf
(m.l)

U. ah: qof jin yar oo gaaban.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uruf

curuf [m.l] (-fyo, m.dh)
1. Dhib; shiddo. 2. ld curfi.

duruf [m.l]
(duruf/-fyo/-ruuf, m.dh) 1. ld duluf. Derin, jawaan, raar iwm oo duugoobay. 2. Jawaan maran.

guruf [m.dh]
Qolofta qaraha marka buruqda laga cuno.

muruf [m.dh]
ld mirif.

shuruf [m.l]
ld shirif¹.

shuruf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
ld shirif².

xunguruf [m.dh]
1. Bahal ka mid ah bahalaha sheekooyinka lagu tebiyo hase yeeshee ayan cidi weli arag oo leh ciddiyo dhaadheer oo ay wejiga kaga xagato dadka. 2. Dafo. 3. Cadaa-wadnimo yar oo dad ka dhexeysa.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version