urug
(m.dh)Cudur dadka, xoolaha iyo shimbiraha ku dhaca oo sambabada waxyeeleeya oo xummad badan iyo qufac leh; qaaxo; feero.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh urug ↴
urugo [m.dh]
Uurkutaallo; tiiraanyo; caloolxumo.
urugoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Tiiraanyo dareemid.
urugood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg urugoo.
durug [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rkay, -rugtay; -rki)
1. Meel ka sikasho. 2. Meel ka fogaansho. ld duruq.
durugsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax la durkiyey ahaansho. 2. Wax fogaaday ahaansho. ld durjisan, duruqsan.
durugsanaan [m.f.dh]
eeg durugsan. ld dur- jisnaan, durjisnaansho,durugsanaansho.
durugsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld durugsanaan.
durugsasho [m.f.dh]
eeg durugso. ld durjisad, durjisasho, durugsad, durugsi, duruqsad.
durugsi [m.l]
ld durugsasho.