Site icon Qaamuus

ereyga

Urur shaqaale

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro ..., m.dh)

(taar.) Urur matala xoogsatada, rabo in uu wax ka baddelo xaaladda nolosha, mushaarada iyo lacagta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga urur shaqaale

unug-dareen-wade | kiitoon |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version