Ururi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Wax meel isugu keenid. 2. U u.: kaalmo cid la siinayo dad kala duwan uga qaadid. ld aruuri.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ururi ↴
xaab | xaabee | qaamuus | qaaraan | raaf | urur | ururid | ururin | ururis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg