Site icon Qaamuus

ereyga

uruurid
(m.dh)

ld aruurid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uruurid

aruurid [m.f.dh]
eeg aruur. ld ururid, uruurid.

biyashubo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
Ku b.: hadal arrin iwm dulucdiisa meel isugu uruurid.

heemo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-maday, -matay)
1. Degid isu diyaarin. 2. Ku h.: wax ku soo uruurid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version