Site icon Qaamuus

ereyga

uruurso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

ld aruurso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uruurso

aruurso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Wax kala firisan meel isugu geysasho. 2. Wax meel yaal wada qaadasho. ld ururso, uruurso.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version