Site icon Qaamuus

ereyga

Uumibax

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

1. (fiis.) Isbedelka wejiga hoorku ku noqdo neef ama uumi. Uumibixinta waxay ku dhici kartaa heerkul kasta, dhakhsaheeduna wuxuu la kordhaa heerkulka. 2. (fiis.) Dariiqadda walaxi isaga beddesho dareere isuguna beddesho heerka uumiga ama biyaha hawada ku jira.

Uumibax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)

Hoore la kululeeyey qiiq bixid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga uumibax

uumibixid | baraf-dhalaal | barkarkareed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version