Site icon Qaamuus

ereyga

Uun

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Wax kastoo Alle uumay. 2. Uumi.

Uun

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga:

(uumay, uuntay; uumi) Eebbe wax abuurid.

Uun

Qaabnaxa: Falkaab | Adverb Isrogrogga:

1. Keliya. Tus. “Carruurta uun caanaha sii”. 2. Mid kastaba ha ahaadee. Tus.”Nin uun weyddii”. 3. Mid aan cayinnayn, mid aan la garanayn. Tus. “Wiil uun baa noo sheegay”.
Hammuun, Hammuum.*

Baahi ama gaajo.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Macne Dheeraad ah

Waa baahida ama gaajada qofka qabata marka uu aroortii hore gurigiisa ka kallaho asaga oo gaajoon ama waxba cunin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga uun

saabbuun | saabbuuncadar | saabbuunee | saabbuuneyn | saabbuunmadow | saabbuunmaris | maacuun | caadoxanuun | daacuun | daacuun |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version