Uunsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Wax uunsi lagu shiday ahaansho. 2. Wax la uumiyey ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga uunsan ↴
uunsanaan | uunsanaansho | ganuunsan | ganuunsanaan | ganuunsanaansho | hanuunsan | hanuunsanaan | hanuunsanaansho | madluunsan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg