Uunsi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Walxo laysku dardaray oo laysku kariyey, udgoon oo loo qiijiyo in lagu carfiyo jir, dhar ama meel; khumkhum. ld uunsasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga uunsi ↴
daadduunsii | daadduunsiin | uunsan | afjuxuunsi | cambarshe | casarleged | ciddi | daanduunsii | daanduunsiin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg