uunso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)Uunsi shidasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uunso ↴
uunsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uunso.
afjuxuunso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Xag aqooneed, aftahannimo iwm cid dood kaga badin.
ganuunso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Ganuun u yeelash.
guunso [m.dh]
Surta inteeda adag; gaws.
manuunso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-day, -tay)
Qof, xanuun adkeysi u yeelasho.
maquunso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld muquunso.
muquunso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Xoog wax ku meel marsasho. ld maquunso.
tuunso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax meel ku uruursasho.
xanuunso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Qof jirasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg