Site icon Qaamuus

ereyga

Uur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Inta u dhaxaysa bogga miskaha iyo laba kelliyood waxa ku jira: beerka, caloosha, xiidmaha iwm. 2. Ilma galeenka cunuggu ku jira kolka uu dusha ka muuqdo oo calool weyn u ekaado. 3. Laabta.
suuradayn*

Muuqaal ama fikrad laga aaminsanyahay qof ama shay gaar ah. English: Stereotype


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

kuuro*

 dawo ama wax la mid ah oo inta badan dhalo yar ku jira oo loogu tala galay in waqti gaar ah la adeegsado.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Subuurada furaha*


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Qambaruur*

Tiiranyo ka muuqata qof ooyaya ama murugeysan


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga uur

xaab | taabasho | yaanyuur | baabuur | baabuurraac | caado-immaansho | gaaddabbuur | gaaddabbuur | gaaddabbuurid | jaajuur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version