Site icon Qaamuus

ereyga

Uuro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Boor ama qiiq madow oo kacsan. 2. Biyo dhoobo ku qasantahay oo aad u calawsan. 3. Midab xooluhu yeeshaan oo madow, guduud iyo cawl isugu dhafan.
kuuro*

 dawo ama wax la mid ah oo inta badan dhalo yar ku jira oo loogu tala galay in waqti gaar ah la adeegsado.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga uuro

ujuuro | usduuro | uuree | uuroobid | uuroowid | uurow | ajuuro | buuro | buuro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version