Site icon Qaamuus

ereyga

Uuroowid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(baay.) Xaalad uurqaadid, marka shahwada labku bacrimiso ukunta dheddigga dhuunta falloobiyo dhexdeda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga uuroowid


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version