Uursami
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dabci wanaagsan oo qof leeyahay oo u diida in uu xumaan uurka ku hayo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga uursami ↴
caloolfayoobi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg